{"id":535353,"date":"2025-04-22T09:40:56","date_gmt":"2025-04-22T06:40:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535353"},"modified":"2025-04-22T09:45:37","modified_gmt":"2025-04-22T06:45:37","slug":"shirka-madashaa-arrimaha-baniaadannimada-soomaaliya-oo-maanta-ka-furmaya-gaalkacayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-madashaa-arrimaha-baniaadannimada-soomaaliya-oo-maanta-ka-furmaya-gaalkacayo\/","title":{"rendered":"Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka furmaya shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya,kaa oo ay soo qaban qaabisay Hay&#8217;adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA)<\/p>\n<p>Shirkaan oo saddexdii bilba mar qabsooma ayaa diiradda lagu saaraa arrimaha gargaarka iyo xaaladaha bani\u2019aadannimo ee waddanka, waxaana ka qeyb-galaya masuuliyiin dowladadeed, madax ka socota hay\u2019adaha caalamiga ah iyo xeel-dheerayaal aqoon<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi ayaa yiri &#8220;Shirka arrimaha Bani\u2019aadannimada waxa uu ku soo aadday xilli adag, waxaana rajo ka qabnaa in ay ka soo baxaan qodobo muhiim u ah dalkeenna.&#8221;<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250422_093647_816.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka furmaya shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya,kaa oo ay soo qaban qaabisay Hay&#8217;adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) Shirkaan oo saddexdii bilba mar qabsooma ayaa diiradda lagu saaraa arrimaha gargaarka iyo xaaladaha bani\u2019aadannimo ee waddanka, waxaana ka qeyb-galaya masuuliyiin dowladadeed, madax ka socota hay\u2019adaha caalamiga ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":535354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535353","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535353"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535358,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535353\/revisions\/535358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}