{"id":535214,"date":"2025-04-20T14:25:32","date_gmt":"2025-04-20T11:25:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535214"},"modified":"2025-04-20T14:25:32","modified_gmt":"2025-04-20T11:25:32","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-madaxtooyada-qaranka-ku-qaabilay-raiisul-wasaare-hore-mudane-cabdi-faarax-shirdoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-madaxtooyada-qaranka-ku-qaabilay-raiisul-wasaare-hore-mudane-cabdi-faarax-shirdoon\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra\u2019iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada Qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra\u2019iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad dhiska Soomaaliya, waxayna isla qaateen muhiimadda dagaalka ka dhanka ah argagaxisada iyo garab istaagga Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada Qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra\u2019iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon. Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad dhiska Soomaaliya, waxayna isla qaateen muhiimadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":535215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535214","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535216,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535214\/revisions\/535216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}