{"id":535138,"date":"2025-04-19T11:58:57","date_gmt":"2025-04-19T08:58:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535138"},"modified":"2025-04-19T12:00:03","modified_gmt":"2025-04-19T09:00:03","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-safar-shaqo-ku-jooga-nairobi-ayaa-la-kulmay-madaxda-bangiga-aduunka-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-safar-shaqo-ku-jooga-nairobi-ayaa-la-kulmay-madaxda-bangiga-aduunka-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo safar shaqo ku jooga Nairobi ayaa la kulmay madaxda Bangiga Aduunka"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska &amp; Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga Nayroobi ayaa la kulmay madaxda Bangiga Aduunka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa Dar-dar galinta, Kordhinta iyo Balaarinta Mashruuca Nagaad (SURP II) iyo Mashaariicda kale ee dib u dhiska ah ee uu maal galinayo Bangiga Aduunku.<\/p>\n<p>Kulankan ayaaa hor dhac u ah kulamo kale oo loogaga wada xaajoon doono hawlaha ku aaddan mashruuca NAGAAD iyo Sidii loo gaarsiin lahaa degaanada kale ee aan hore looga hir galin mashruucan.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxa uu ku soodhammaday si wanaagsan, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta DFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur uu ballan qaadey in Wasaaradda Hawlaha Guud ay ka go\u2019an tahay dib u dhiska dalka iyo in maamul goboleedayada dalka kajira si isku mid ah ay uga faa\u2019iidaysan doonaan deeqaha caalamku uu ugu deeqo dalkeenna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska &amp; Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga Nayroobi ayaa la kulmay madaxda Bangiga Aduunka ee Soomaaliya. Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa Dar-dar galinta, Kordhinta iyo Balaarinta Mashruuca Nagaad (SURP II) iyo Mashaariicda kale ee dib u dhiska ah ee uu maal galinayo Bangiga Aduunku. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535142,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535138\/revisions\/535142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}