{"id":535090,"date":"2025-04-19T09:56:41","date_gmt":"2025-04-19T06:56:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535090"},"modified":"2025-04-19T10:05:41","modified_gmt":"2025-04-19T07:05:41","slug":"ciidanka-daraawiishta-puntland-oo-fashiliyey-weerar-khawaarijta-daacish-ku-soo-qaadeen-fariisimo-ciidanka-ku-lahaayeen-buuraha-g-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-daraawiishta-puntland-oo-fashiliyey-weerar-khawaarijta-daacish-ku-soo-qaadeen-fariisimo-ciidanka-ku-lahaayeen-buuraha-g-bari\/","title":{"rendered":"Ciidanka Daraawiishta Puntland oo fashiliyey weerar khawaarijta Daacish ku soo qaadeen fariisimo Ciidanka ku lahaayeen buuraha G\/Bari"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Daraawiishta dowlad gobolleedka Puntland ayaa aroornimadii hore ee saaka fashiliyey weerar khawaarijta ay ku soo qaadeen fariisimo ciidanka ku lahaayeen buuraha gobolka Bari, iyadoo la toogtay kooxdii weerarka soo qaadayo, waxaana socda howlgallo lagu sii baacsanaya firxadkii Khawaarijta Daacish.<\/p>\n<p>Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa shalay hawlgal ka sameeyay aaga Ceelka Togga Miiraale, iyagoo khaarajiyay khawaarijta ku dhuumalaysanaysay deegaanka Miiraale, iyagoo kasaaray Godadkii ay kuu dhuumalaysanayee.<\/p>\n<p>Kooxda Daacish ayaa waxaa ku socday howlgallo culus oo nafiifin ah, waxaana laga saaray inta badan goobahii ay kuu dhuumalaysanayeen, iyagoo halkaas laguu dilay horjoogayaal ajaaniib ah iyo maleeshiyaad tiro beel ah kuwaas oo ay maydadkooda soo bandhigeen Ciidanka Daraawiishta Dowlad gobolleedka Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-535092\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0009-1-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0009-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0009-1-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0009-1.jpg 810w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-535093\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0008-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0008-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0008-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0008-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0008-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0008.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-535094\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0007-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0007-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0007-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0007-860x1147.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/IMG-20250419-WA0007.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Daraawiishta dowlad gobolleedka Puntland ayaa aroornimadii hore ee saaka fashiliyey weerar khawaarijta ay ku soo qaadeen fariisimo ciidanka ku lahaayeen buuraha gobolka Bari, iyadoo la toogtay kooxdii weerarka soo qaadayo, waxaana socda howlgallo lagu sii baacsanaya firxadkii Khawaarijta Daacish. Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa shalay hawlgal ka sameeyay aaga Ceelka Togga Miiraale, iyagoo khaarajiyay khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535090","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535090"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535098,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535090\/revisions\/535098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}