{"id":535077,"date":"2025-04-18T19:06:10","date_gmt":"2025-04-18T16:06:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535077"},"modified":"2025-04-18T19:06:10","modified_gmt":"2025-04-18T16:06:10","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-tacsi-ugu-tagay-qoyska-iyo-ehelada-uu-ka-geeriyooday-nabadoon-xaaji-geedi-shadoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-tacsi-ugu-tagay-qoyska-iyo-ehelada-uu-ka-geeriyooday-nabadoon-xaaji-geedi-shadoor\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Tacsi ugu tagay Qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday Nabadoon Xaaji Geedi Shadoor"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Tacsi ugu tagay Qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday allaha u naxriisto Nabadoon Xaaji Geeseey Geedi Shadoor oo dhawaan geeriyooday.<\/p>\n<p>\u201cAllaha u naxriisto Xaaji Geeseey Geedi Shadoor waxa uu ahaa shaqsi intii uu noolaa dalkiisa iyo dadkiisa usoo shaqeeyay, doorna ku lahaa dhaqanka iyo nabadeynta\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, asigoona eebe ugu baryay in jannatul fardowsa ka waraabiyo.<\/p>\n<p>\u2014\ud835\udc03\ud835\udc07\ud835\udc00\ud835\udc0c\ud835\udc0c\ud835\udc00\ud835\udc00\ud835\udc03\u2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Tacsi ugu tagay Qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday allaha u naxriisto Nabadoon Xaaji Geeseey Geedi Shadoor oo dhawaan geeriyooday. \u201cAllaha u naxriisto Xaaji Geeseey Geedi Shadoor waxa uu ahaa shaqsi intii uu noolaa dalkiisa iyo dadkiisa usoo shaqeeyay, doorna ku lahaa dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":535078,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535077","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535077"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535079,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535077\/revisions\/535079"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}