{"id":535040,"date":"2025-04-18T09:06:06","date_gmt":"2025-04-18T06:06:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=535040"},"modified":"2025-04-18T09:06:06","modified_gmt":"2025-04-18T06:06:06","slug":"labada-gole-oo-boogaadiyay-qeybaha-ciidanka-ee-dagaalka-kula-jiro-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/labada-gole-oo-boogaadiyay-qeybaha-ciidanka-ee-dagaalka-kula-jiro-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Labada Gole oo boogaadiyay qeybaha ciidanka ee dagaalka kula jiro khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah xildhibaanada labada Aqal ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu taageeraayey qeybaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku howlan dagaalka lagu soo afjarayo kooxaha nabad-diidka ee khawaarijta.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa ka hadlay Xildhibaan cabdalla Xuseen,isagoo sheegay in Ka Xildhibaano ahaan ay garab taagan yihiin ciidamada qaranka iyo dadka deegaanka ee khawaarijta dagaalada kula jiro.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur [Saransoor] ayaa yiri &#8220;Khawaarij waqtigoodii ugu danbeeyay ayeey ku jiraan, waxaana ummadda Soomaaliyed laga rabaa inay u midowaan kooxdaan&#8221;.<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Mashruuc oo ka hadlay kulankaasi ayaa qiray in ay garab taagan yihiin ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka,wuxuuna intaa raaciyay in dhankooda ay qeyb ka noqon doonaa howlgalada socda&#8221;.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah xildhibaanada labada Aqal ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu taageeraayey qeybaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku howlan dagaalka lagu soo afjarayo kooxaha nabad-diidka ee khawaarijta. Kulankaasi waxaa ka hadlay Xildhibaan cabdalla Xuseen,isagoo sheegay in Ka Xildhibaano ahaan ay garab taagan yihiin ciidamada qaranka iyo dadka deegaanka ee khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":535041,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-535040","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=535040"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":535042,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/535040\/revisions\/535042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=535040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=535040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=535040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}