{"id":534881,"date":"2025-04-16T09:29:37","date_gmt":"2025-04-16T06:29:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534881"},"modified":"2025-04-16T09:29:37","modified_gmt":"2025-04-16T06:29:37","slug":"wasiir-bidhaan-oo-bulshada-laascaanood-ugu-baaqay-in-ay-qaataan-kaarka-aqoonsiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-bidhaan-oo-bulshada-laascaanood-ugu-baaqay-in-ay-qaataan-kaarka-aqoonsiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiir Bidhaan oo bulshada Laascaanood ugu baaqay in ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood-(SONNA)-Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa xalay booqday xarunta Hay\u2019adda Diiwaan gelinta iyo Aqoonsiga Qaranka, xafiidkeeda Laascaanood.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa halkaasi kusoo dhoweeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdullaahi Bidhaan ayaa qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka, wuxuuna Maareeyaha NIRA uga mahadceliyey soo dhoweynta iyo shaqada baaxadda leh ee ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa bulshada Khaatumo uga baaqay in ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood-(SONNA)-Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa xalay booqday xarunta Hay\u2019adda Diiwaan gelinta iyo Aqoonsiga Qaranka, xafiidkeeda Laascaanood. Wasiirka ayaa halkaasi kusoo dhoweeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle. Wasiir Cabdullaahi Bidhaan ayaa qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka, wuxuuna Maareeyaha NIRA uga mahadceliyey soo dhoweynta iyo shaqada baaxadda leh ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":534882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534881","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534883,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534881\/revisions\/534883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}