{"id":534841,"date":"2025-04-15T17:00:13","date_gmt":"2025-04-15T14:00:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534841"},"modified":"2025-04-15T17:00:13","modified_gmt":"2025-04-15T14:00:13","slug":"ssc-khaatumo-oo-dowladda-fs-ku-wareejisay-maxaabiis-la-cafiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ssc-khaatumo-oo-dowladda-fs-ku-wareejisay-maxaabiis-la-cafiyey\/","title":{"rendered":"SSC Khaatumo oo dowladda FS ku wareejisay maxaabiis la cafiyey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi oo loo qaaday magaalada Muqadisho.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre uu gobolka Sool ku gaaray safar Taariikhi ah oo ujeedkiisu ahaa xoojinta midnimada iyo nabadda ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi oo loo qaaday magaalada Muqadisho. Talaabadan ayaa ayaa timid kadib markii Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre uu gobolka Sool ku gaaray safar Taariikhi ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":534842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534841","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534843,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534841\/revisions\/534843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}