{"id":534795,"date":"2025-04-15T09:39:41","date_gmt":"2025-04-15T06:39:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534795"},"modified":"2025-04-15T09:39:52","modified_gmt":"2025-04-15T06:39:52","slug":"maraykanka-oo-cunoqabatayn-saaray-xubno-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maraykanka-oo-cunoqabatayn-saaray-xubno-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War qoraal ah oo ay maanta soo saartay waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in 7-da dal ee xubnaha ka ah xarunta la-dagaallanka maalgelinta argagixisada ay si wadajir ah u soo saareen magacyada 15 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu soo rogay cunaqabateyn dhaqaale.<\/p>\n<p>Xarunta la dagaalanka maalgalinta argagixisada (TFTC) oo la aasaasay may 2017 ayaa waxaa xubno ka ah Mareykanka, Baxreyn, Kuweyd, Cumaan, Qatar, Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Xubnaha khawaarijta ah ee la saaray cunaqabateyntan ayaa kala ah:-<\/p>\n<p>Xasaan Abshir Xuuroow oo ah horjooge sirdoon iyo maaliyadeed khawaarijta oo dadka Jubbada Hoose xoog uga qaado lacago baad ah.<\/p>\n<p>Aadan Yuusuf Saciid Ibraahim oo isna dadka Shabeellaha Hoose lacago xoog ah waydiiyo.<\/p>\n<p>Mumin Dheere: Ku-xigeenka horjoogaha Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Macallin Burhaan oo isna lagu sheegay in uu yahay taliyaha xisbada ee Jubbada hoose, kaas oo dhibaatooyin u geysto dad rayid ah oo u xiran.<\/p>\n<p>Cali Axmed Xuseen: horjoogaha khawaarijta ee Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Maxamed Cali, horjooge malleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, xiriirna la leh Cali dheere, Burhaan iyo Xuuroow.<\/p>\n<p>Axmed Kabadhe, horjooge hore oo khawaarijta u qaabbilsanaa deegaannada Jubbaland, horayna u qorsheeyey weerarro badan.<\/p>\n<p>Siyaad Ayuuto horjooge waxa loo yaqaano Xisbada ee deegaannnada Jubbada hoose; hore wuxuu u ahaa horjoogaha hawlgalka aagga Kismaayo.<\/p>\n<p>Xasan Yariisow Aadan horjooge ururiya lacagaha baadda ah ee Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Siciid Cabdullaahi Aadan: horjooge dhanka qaraxyada ah, islamarkaana qaabbilsan lacag ururinta khawaarijta.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdullaahi Xiireey horjoogaha khawaarijta ee Jubbooyinka, horjooge u qaabbilsan marin habaabinta dadweynaha ee dhanka warbaahinta.<\/p>\n<p>Cabdi Roobow horjooge qorsheeyay weerarro kana dhacay Cabdalle Biroole, lana kaashaday Cali dheere.<\/p>\n<p>Aadan Abuukar Malayle horjooge maamule lacagaha laga dhaco shacabka.<\/p>\n<p>Aadan Jiis horjooge gacanta ku haya xarun marin habaabin iyo maxkamadaha beenaadka ah.<\/p>\n<p>Cumar Guhaad horjooge sare oo kooxda u aruuriya lacagaha xoogga looga qaado qabiillada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War qoraal ah oo ay maanta soo saartay waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in 7-da dal ee xubnaha ka ah xarunta la-dagaallanka maalgelinta argagixisada ay si wadajir ah u soo saareen magacyada 15 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu soo rogay cunaqabateyn dhaqaale. Xarunta la dagaalanka maalgalinta argagixisada (TFTC) oo la aasaasay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":534796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534795","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534795","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534795"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534795\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534797,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534795\/revisions\/534797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}