{"id":534736,"date":"2025-04-14T11:42:41","date_gmt":"2025-04-14T08:42:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534736"},"modified":"2025-04-14T11:44:26","modified_gmt":"2025-04-14T08:44:26","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-soo-dhaweyn-ah-loogu-sameeyay-laascanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-soo-dhaweyn-ah-loogu-sameeyay-laascanood\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay laascanood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):WasiirkaWasaaradda Gargaarka ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay Magaalada laascanood kulan soo dhaweyn ah waxa uu igu sameeyay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle<\/p>\n<p>Kulankan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hay\u2019adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka iyo horumarinta ee ka howlgala deegaannada maamulka SSC-Khaatumo iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa ku bogaadiyey Wasiirka doorka muuqda ee Wasaaradda Gargaarka ay ka qaadaneyso wax ka qabashada baahiyaha bini\u2019aadantinimo ee ka jira deegaannada maamulka, wuxuuna xusay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga u dhexeeya hay\u2019adaha dowladda iyo kuwa maxalliga ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Gargaarka ee SSC-Khaatumo ayaa\u00a0 dhankiisa uga mahadceliyey Guddoomiyaha iyo Hay\u2019adda SoDMA in uu soo ajiibo\u00a0 \u00ecsoo dhaweynta diirran ee loo sameeyay isaga oo warbixin ka siiyay\u00a0 xaaladaha bulshada deegaanka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250414_113015_272.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):WasiirkaWasaaradda Gargaarka ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay Magaalada laascanood kulan soo dhaweyn ah waxa uu igu sameeyay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle Kulankan oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hay\u2019adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka iyo horumarinta ee ka howlgala deegaannada maamulka SSC-Khaatumo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":507454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534736","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534738,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534736\/revisions\/534738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}