{"id":534601,"date":"2025-04-13T12:29:32","date_gmt":"2025-04-13T09:29:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534601"},"modified":"2025-04-13T12:29:32","modified_gmt":"2025-04-13T09:29:32","slug":"guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-qaranka-15-ka-bishaan-waxaa-loo-dareeri-doonaa-goobaha-diiwaangelinta-codbixiyaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-qaranka-15-ka-bishaan-waxaa-loo-dareeri-doonaa-goobaha-diiwaangelinta-codbixiyaasha\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka &#8220;15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha.&#8221;"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ,oo ka hadlayay xafladda daah-furka ololaha qaran ee diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha ayaa sheegay in 15-bishaan loo dareeri doono diiwaan galinta cod bixiyashaa golaha degaanka, 30-juuna ay dhici doonto doorashada Golaha degaanka.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Waxa uu guddoomiyuhu sheegay in guddiga uu diyaariyay dhammaan agabkii loogu talagalay doorashooyinka.,ayana diyaar tahay goobaha doorashooyinka lagu qaban lahaa.<\/p>\n<p>&#8220;15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha.&#8221; Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Maxamed Axmed Amiir oo munaasabada ka qeyb galay ayaa dhankiisa sheegay in ay hoggaamin doonaan shacabka gobolka Banaadir si ay isu diiwaan galiyaan.<\/p>\n<p>&#8220;Anigu waxaan hoggaamin doonaa shacabka gobolka Banaadir si ay isu diiwaangeliyaan una tagaan goobaha codbixinta.&#8221;ayuu yiri Guddoomiye Amiir<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250413_122237_304.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ,oo ka hadlayay xafladda daah-furka ololaha qaran ee diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha ayaa sheegay in 15-bishaan loo dareeri doono diiwaan galinta cod bixiyashaa golaha degaanka, 30-juuna ay dhici doonto doorashada Golaha degaanka. Waxa uu guddoomiyuhu sheegay in guddiga uu diyaariyay dhammaan agabkii loogu talagalay doorashooyinka.,ayana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":534602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534601","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534603,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534601\/revisions\/534603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}