{"id":534579,"date":"2025-04-13T08:50:57","date_gmt":"2025-04-13T05:50:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534579"},"modified":"2025-04-13T11:24:18","modified_gmt":"2025-04-13T08:24:18","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-khaatumo-ka-dhagax-dhigaya-mashaariic-horumarineed-oo-muhiim-u-ah-horumarka-degaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-khaatumo-ka-dhagax-dhigaya-mashaariic-horumarineed-oo-muhiim-u-ah-horumarka-degaanka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo Laascanood ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed"},"content":{"rendered":"<p>Khaatuma(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta SSC khaatumo ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed oo muhiim u ah horumarka degaanka,taasi oo qayb ka ah qorshaha Safarka Midnimada ee uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu ku joogo magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa goobaha uu dhagax dhigay waxaa kamid ah xarunta Madaxtooyada maamulka SSC-Khaatumo,xarunta taliska ciidanka Boliiska ee qeybta maamulka ee SSC-Khaatumo ee Magaalada laascanooda, xarunta cilmiga farsamada gacanta, laantaa Hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee qeybta maamulka Khaatumo iyo waddooyin iyo xafiisya uu yeelanay maamulka SSC-Khaatumo<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa iyo wafdigiisa ayaa shalay gaaray magaalada laascanood ee xarunta Gobolka Sool ahna caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo halkaa oo si diiran loogu soo dhaweeyay,isagoona inta uu joogo halkaa kulama kala duwan la qaadan doono waxgaradaka iyo masuuliyiinta maamulka KMG ee SSC-Khaatumo<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250413_084846_010.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khaatuma(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta SSC khaatumo ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed oo muhiim u ah horumarka degaanka,taasi oo qayb ka ah qorshaha Safarka Midnimada ee uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu ku joogo magaalada Laascaanood. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa goobaha uu dhagax dhigay waxaa kamid ah xarunta Madaxtooyada maamulka SSC-Khaatumo,xarunta taliska ciidanka Boliiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":534580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534579","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534579"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534593,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534579\/revisions\/534593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}