{"id":534499,"date":"2025-04-12T11:04:54","date_gmt":"2025-04-12T08:04:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534499"},"modified":"2025-04-12T11:08:29","modified_gmt":"2025-04-12T08:08:29","slug":"laascaanood-oo-si-weyn-looga-dareemayo-soo-dhowaynta-raiisul-wasaaraha-xukuummadda-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/laascaanood-oo-si-weyn-looga-dareemayo-soo-dhowaynta-raiisul-wasaaraha-xukuummadda-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Ra&#8221;iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Qaban qaabadda soo dhowaynta Ra&#8221;iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wasiiro,xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa halkaas u tegay u kuur-gelida xaallada de0<br \/>\negaanka iyo soo dhowaynta Ra&#8221;iisulwasaaraha.<\/p>\n<p>Madaxda maamulka Khaatumo,Waxgaradka deegaanka iyo shacabka ayaa si weyn uga qayb qaadanaya soo dhowaynta Ra&#8221;iisul wasaaraha xukuummaddq Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Qaban qaabadda soo dhowaynta Ra&#8221;iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wasiiro,xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa halkaas u tegay u kuur-gelida xaallada de0 egaanka iyo soo dhowaynta Ra&#8221;iisulwasaaraha. Madaxda maamulka Khaatumo,Waxgaradka deegaanka iyo shacabka ayaa si weyn uga qayb qaadanaya soo dhowaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":534502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534499","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534501,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534499\/revisions\/534501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}