{"id":534487,"date":"2025-04-12T08:38:45","date_gmt":"2025-04-12T05:38:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534487"},"modified":"2025-04-12T08:38:45","modified_gmt":"2025-04-12T05:38:45","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-iyo-qoysaskooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-iyo-qoysaskooda\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo qoysaskooda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, xuska 65 sano guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku beegan maanta oo kale 12-ka Abriil.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin difaaca qaranimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed, laga soo bilaabo markii la aas-aasay 12-kii Abriil, sanadkii 1960-kii, ilaa maanta oo ay si geesinimo leh ugu adeegayaan dadkooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa hambalyo iyo mahadcelin u diray ciidamada dib u xoraynta deegaanka doorka ay ka geysteen la dagaalanka Khawaarinta&#8221; wax aan halkan uga mahadcelinayaa Ciidamadama difaaca deegaanka doorka nafhurka ah ee u hurteen naftiina dalka iyo sharafteena&#8221; ayuu yiri Taliye Odowaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in qof walba kaalintiisa ka qaato sidii dalka looga xorayn lahaa khawaarijta&#8221; wax aan leeyahay Dadka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan Ciidankooda,waxaynu dagaal kula jiraa Argagixiso Caalami ah&#8221; ayuu yiri Taliye Odowaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, xuska 65 sano guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku beegan maanta oo kale 12-ka Abriil. Taliyaha ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":484278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534487","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534487","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534488,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534487\/revisions\/534488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}