{"id":534449,"date":"2025-04-11T11:44:09","date_gmt":"2025-04-11T08:44:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534449"},"modified":"2025-04-11T13:24:59","modified_gmt":"2025-04-11T10:24:59","slug":"xildhibaan-cabdirisaaq-xusu-iyo-saraakiil-kale-oo-la-kulmay-shacabka-degmada-masagawaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-cabdirisaaq-xusu-iyo-saraakiil-kale-oo-la-kulmay-shacabka-degmada-masagawaay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul iyo saraakiil kale oo la kulmay shacabka Degmada Masagawaay"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul iyo saraakiil kale ayaa la kulmay qeybaha bulshada ee ku dhaqan Degmada masagawaay oo ka tirsan Gobolka Gaalgaduud.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo la hadlay dadweynaha degmadaasi ayaa yiri\u201cwaxaan arkaa muuqaal ka duwan Masagawaydii shalay, waxaanna u mahadcelinayaa saraakiisha ammaanka iyo Ciidanka xaq u dirirka ah&#8221;.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul,ayaa sidoo kale u mahadceliyay dadweynaha Masagawaay,isagoo kula dardaarmay in ay garab istaagaan qeybaha ciidamada ee ku howlan la dagaalanka kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-534451 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/masagawaay.png\" alt=\"\" width=\"1148\" height=\"629\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/masagawaay.png 1148w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/masagawaay-300x164.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/masagawaay-1024x561.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/masagawaay-768x421.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/masagawaay-860x471.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1148px) 100vw, 1148px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul iyo saraakiil kale ayaa la kulmay qeybaha bulshada ee ku dhaqan Degmada masagawaay oo ka tirsan Gobolka Gaalgaduud. Xildhibaanka oo la hadlay dadweynaha degmadaasi ayaa yiri\u201cwaxaan arkaa muuqaal ka duwan Masagawaydii shalay, waxaanna u mahadcelinayaa saraakiisha ammaanka iyo Ciidanka xaq u dirirka ah&#8221;. Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul,ayaa sidoo kale u mahadceliyay dadweynaha Masagawaay,isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":534450,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534449","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534449"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534458,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534449\/revisions\/534458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}