{"id":534413,"date":"2025-04-10T19:55:08","date_gmt":"2025-04-10T16:55:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534413"},"modified":"2025-04-10T19:59:02","modified_gmt":"2025-04-10T16:59:02","slug":"afhayeenka-xukuummadda-oo-faahfaahin-ka-bixiyey-safarka-raiisulwasaaruhu-ku-tegay-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afhayeenka-xukuummadda-oo-faahfaahin-ka-bixiyey-safarka-raiisulwasaaruhu-ku-tegay-laascaanood\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Xukuummadda oo faahfaahin ka bixiyey Safarka Ra\u2019iisulwasaaruhu ku tegayo laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre uu ku tagayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, oo uu ku tilmaamay in uu yahay \ud835\udde6\ud835\uddee\ud835\uddf3\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\uddf8\ud835\uddf6\ud835\uddf6 \ud835\udde1\ud835\uddee\ud835\uddef\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddf1\ud835\uddee \ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddfc \ud835\udde0\ud835\uddf6\ud835\uddf1\ud835\uddfb\ud835\uddf6\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddee \ud835\udde6\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddee.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa xusay in Ra\u2019iisulwasaaruhu inta oo joogo laascaanood uu la kulmayo madaxda Maamulka khaatumo iyo waxgaradka deegaanka isagoo kala hadli doona sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisulwasaaraha ayaa u kuur geli doona dhinacyadda Amniga,dhaqaalaha iyo hurmarka ka socda deegaanka maamulka khaatumo.<\/p>\n<p>Sida uu afhayeenku xusay waxa uun iga Ra\u2019iisulwasaare Xamse xariga ka jari doonaa mashaariic horumarineed oo ay fulinayso xukuummadda dan-qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre uu ku tagayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, oo uu ku tilmaamay in uu yahay \ud835\udde6\ud835\uddee\ud835\uddf3\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\uddf8\ud835\uddf6\ud835\uddf6 \ud835\udde1\ud835\uddee\ud835\uddef\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddf1\ud835\uddee \ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddfc \ud835\udde0\ud835\uddf6\ud835\uddf1\ud835\uddfb\ud835\uddf6\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddee \ud835\udde6\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddee. Afhayeenka ayaa xusay in Ra\u2019iisulwasaaruhu inta oo joogo laascaanood uu la kulmayo madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":534415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534413","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534413"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534416,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534413\/revisions\/534416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}