{"id":534409,"date":"2025-04-10T19:29:56","date_gmt":"2025-04-10T16:29:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534409"},"modified":"2025-04-10T19:32:44","modified_gmt":"2025-04-10T16:32:44","slug":"wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-hawada-xukuumadda-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-gaadiidka-iyo-duulista-hawada-xukuumadda-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed: Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Bulshada Soomaaliyeed la wadaageysaa in dab-yar oo ka dhashey Cillad koronto uu xaley fiidkii ka kacay qeyb ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhakhso loogu guuleystay damintiisa oo ay qayb tooda ka qaateen, hay\u2019adaha dab-damiska iyo amniga, kuwaa oo si hufan, karti iyo mas\u2019uuliyad leh u maareeyay xaaladda guud ee Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde.<br \/>\nWaxaana kaliya uu samaayn ku yeeshay qaboojiyaashii Garoonka Taasina si dhakhsa ah loo xaliyey.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Bulshada Soomaaliyeed la wadaageysaa in dab-yar oo ka dhashey Cillad koronto uu xaley fiidkii ka kacay qeyb ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhakhso loogu guuleystay damintiisa oo ay qayb tooda ka qaateen, hay\u2019adaha dab-damiska iyo amniga, kuwaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":504457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534409","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534409"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534411,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534409\/revisions\/534411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}