{"id":534330,"date":"2025-04-09T14:26:23","date_gmt":"2025-04-09T11:26:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534330"},"modified":"2025-04-09T14:26:23","modified_gmt":"2025-04-09T11:26:23","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaanka-ceelka-nuurgadoow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaanka-ceelka-nuurgadoow\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidanka geesiyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca degaanka ayaa howlgal qorsheysan oo guul leh ka fuliyay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-Koowsar ee gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa lagu beegsaday malleeshiyaad ka tirsan argagixisada khawaarijta oo u yimi deegaankaasi si ay biyo uga helaan ceelka.<\/p>\n<p>Malleeshiyaadka khawaarijta oo xaalad harraad daran haystay ayaa la kulmay jawaab adag oo ka timid ciidanka xoogga dalka iyo kuwa degaanka, iyagoo cashar aan la ilaawaan ah u dhigay argagixidasa.<\/p>\n<p>Khawaarijta ayaa waxaa halkaasi loogu dilay tiro malleeshiyaad katirsan khawaarijta, iyadoo sidoo kale lagu burburiyay meelo gabaad u ahaa cadowga oo lagu garaacay madaafiic xooggan.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa mar walba u taagan difaaca shacabka Soomaaliyeed iyo xoreynta dhulalka wali ay dhibaatada ka wadaan kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidanka geesiyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca degaanka ayaa howlgal qorsheysan oo guul leh ka fuliyay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-Koowsar ee gobolka Shabeellaha dhexe. Howlgalkan ayaa lagu beegsaday malleeshiyaad ka tirsan argagixisada khawaarijta oo u yimi deegaankaasi si ay biyo uga helaan ceelka. Malleeshiyaadka khawaarijta oo xaalad harraad daran haystay ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":534331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534330","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534332,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534330\/revisions\/534332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}