{"id":534293,"date":"2025-04-09T08:43:14","date_gmt":"2025-04-09T05:43:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534293"},"modified":"2025-04-09T08:59:29","modified_gmt":"2025-04-09T05:59:29","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-sameeyay-deegaanka-geel-gub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-sameeyay-deegaanka-geel-gub\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay deegaanka Geel-gub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay saakay hawlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geel-gub ee gobolka Shabeellada dhexe malleeshiyaadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday malleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay deegaanka Geel-gub si ay u dhibaateeyaan dadka shacabka ah, iyadoo khasaare ba&#8217;an lagu gaarsiiyay kooxda.<\/p>\n<p>Waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ay geesiyada Qaranka iyo halgamayaasha deegaanku weerarro ku ekeeyeen Khawaarijtii isku soo maqiiqday Hirshabeelle, iyadoo saakayna lagu laayay lagana saaray deegaanka Geel-gub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay saakay hawlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geel-gub ee gobolka Shabeellada dhexe malleeshiyaadka Khawaarijta. Ciidamada ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday malleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay deegaanka Geel-gub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":534294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534293","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534293"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534299,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534293\/revisions\/534299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}