{"id":534284,"date":"2025-04-08T20:50:51","date_gmt":"2025-04-08T17:50:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534284"},"modified":"2025-04-08T20:50:51","modified_gmt":"2025-04-08T17:50:51","slug":"wasiirka-cusub-ee-wasaaradda-dekadaha-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cusub-ee-wasaaradda-dekadaha-oo-xilka-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Wasiirka cusub ee wasaaradda Dekadaha oo xilka la wareegay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wasiirka hore mudne Maxamuud Axmed Aadan (Geesood)<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenk dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo Bogaadiyay Wasiirkii hore Mudane geesood ayaa kula dardaarmay Wasiirka cusub in Alle u Fududeeyo xilka loo idmaday.<\/p>\n<p>Mudane Saalax Axmed Jaamac Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay in Wasaarada Dakadaha ay kamid tahay Wasaaradaha hal boolaha u ah dalka loona baahanyahay in lasii hormariyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wasiirka hore mudne Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenk dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo Bogaadiyay Wasiirkii hore Mudane geesood ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":534285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534284","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534286,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534284\/revisions\/534286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}