{"id":534198,"date":"2025-04-07T19:49:35","date_gmt":"2025-04-07T16:49:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534198"},"modified":"2025-04-07T19:49:35","modified_gmt":"2025-04-07T16:49:35","slug":"beesha-caalamka-oo-soo-dhaweeysay-gogosha-uu-fidiyay-madaxweynaha-jamhuuriyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beesha-caalamka-oo-soo-dhaweeysay-gogosha-uu-fidiyay-madaxweynaha-jamhuuriyadda\/","title":{"rendered":"Beesha caalamka oo soo dhaweeysay gogosha uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Warsaxaafadeed ka soo baxay saaxiibada beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay gogosha Qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u fidiyay siyaasiyiinta iyo hogaamiyaasha bulshada si aragtidooda iyo dadaalkooda uu qeyb ugu noqdo dagaalka khawaarijta iyo dhismaha dowladnimmo casri ah oo ku dhisan demoqraadiyad iyo nidaam Federaal ah.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed-ka ayaa sidoo kale lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga xoreynayo Khawaarijta kuwaas oo Argagixisada lagu naafeeyay, islamarkaana looga khaarajiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad halis ku ahaa dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku bogaadinaynaa ragga iyo haweenka adkeysiga leh ee ka tirsan Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) dadaalka ay ugu jiraan ka-hortagga is-ballaarinta Al-Shabaab ee Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe, Waxaa naga go\u2019an in aan dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ku garab-istaagno halganka ay ugu jiraan dhismaha qaran nabdoon, demoqoraadi ah isla-markaana barwaaqo ah&#8221; ayaa lagu yiri qoraal Beesha caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Warsaxaafadeed ka soo baxay saaxiibada beesha caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay gogosha Qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu u fidiyay siyaasiyiinta iyo hogaamiyaasha bulshada si aragtidooda iyo dadaalkooda uu qeyb ugu noqdo dagaalka khawaarijta iyo dhismaha dowladnimmo casri ah oo ku dhisan demoqraadiyad iyo nidaam Federaal ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":534199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534198\/revisions\/534200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/534199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}