{"id":534019,"date":"2025-04-05T03:44:52","date_gmt":"2025-04-05T00:44:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=534019"},"modified":"2025-04-05T03:45:24","modified_gmt":"2025-04-05T00:45:24","slug":"taliska-ciidanka-booliiska-oo-soo-xiray-cabdiraxmaan-suleyman-oo-ku-kacay-falal-ku-liddi-ah-amniga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-booliiska-oo-soo-xiray-cabdiraxmaan-suleyman-oo-ku-kacay-falal-ku-liddi-ah-amniga-qaranka\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo soo xiray Cabdiraxmaan Suleyman oo ku kacay falal ku liddi ah Amniga qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliiska ee degmada Xamarweyne ayaa caawa soo xiray Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac, oo ku eedeysan inuu ku kacay falal liddi ku ah amniga Qaranka.<\/p>\n<p>Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo qoraal ka soo saaray xarigga Cabdiraxmaan Suleymaan ayaa sheegay la horgeyn doono \u201cMaxkammada Awooda u leh.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaa lagu wargalinayaa muwaadiinta Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan dhiiragalinta Cadawga Khawaarijta ah, qof walba oo ku kaca falal liddi ku ah Ammanka Qaranka waxa uu wajihi doonaa hay\u2019adaha cadaaladda,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliiska ee degmada Xamarweyne ayaa caawa soo xiray Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac, oo ku eedeysan inuu ku kacay falal liddi ku ah amniga Qaranka. Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo qoraal ka soo saaray xarigga Cabdiraxmaan Suleymaan ayaa sheegay la horgeyn doono \u201cMaxkammada Awooda u leh.\u201d \u201cWaxaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":522390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-534019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=534019"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":534022,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/534019\/revisions\/534022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/522390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=534019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=534019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=534019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}