{"id":533940,"date":"2025-04-03T14:52:38","date_gmt":"2025-04-03T11:52:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533940"},"modified":"2025-04-03T14:53:45","modified_gmt":"2025-04-03T11:53:45","slug":"soomaaliya-oo-danjire-cusub-u-magacowday-dalka-aljeeriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-danjire-cusub-u-magacowday-dalka-aljeeriya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo danjire cusub u magacowday dalka Aljeeriya"},"content":{"rendered":"<p>Aljeris-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Aljeeriya Mudane Axmed Attaf ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u joogi doono Aljeris mudane, Yuusuf Axmed Xasan ( jeego).<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya iyo wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi ayaa ka wada sheekeystay xaaladaha guud ee dalka iyo xoojinta xiriirka labada dowladood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aljeris-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Aljeeriya Mudane Axmed Attaf ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u joogi doono Aljeris mudane, Yuusuf Axmed Xasan ( jeego). Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya iyo wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi ayaa ka wada sheekeystay xaaladaha guud ee dalka iyo xoojinta xiriirka labada dowladood.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":533941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533940","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533940"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533944,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533940\/revisions\/533944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}