{"id":533915,"date":"2025-04-02T15:15:06","date_gmt":"2025-04-02T12:15:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533915"},"modified":"2025-04-02T15:15:06","modified_gmt":"2025-04-02T12:15:06","slug":"wasiirka-isgaarsiinta-oo-sheegay-in-ay-xukuumaddu-ku-shaqeyn-doonta-dhowaan-xarunta-xisbiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-isgaarsiinta-oo-sheegay-in-ay-xukuumaddu-ku-shaqeyn-doonta-dhowaan-xarunta-xisbiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Isgaarsiinta oo sheegay in ay xukuumaddu ku shaqeyn doonta dhowaan xarunta xisbiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in xukuumaddu ay dhowaan toos ugu shaqayn doonto xarunta xisbiga oo laqalabaynaayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in arrintani lagu tilmaali karo mid muhiim u ah kana tarjumaya qorshayaasha horumarineed ee dowladda ee ku aaddan teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201d waxaa lagu tilmaami karaa arrin muhiim ah oo ka tarjumaysa qorshayaasha horumarineed ee dowladda ee ku aaddan teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta dalka&#8221;.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa muujinaya in dowladda Soomaaliya ay rabto in la horumariyo is-dhexgalka xogta iyo maaraynta shaqooyinka dowladda iyadoo la adeegsanayo teknoolajiyada iyo nidaamyo casri ah oo wax ku ool ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in xukuumaddu ay dhowaan toos ugu shaqayn doonto xarunta xisbiga oo laqalabaynaayo. &nbsp; Wasiirka ayaa sheegay in arrintani lagu tilmaali karo mid muhiim u ah kana tarjumaya qorshayaasha horumarineed ee dowladda ee ku aaddan teknoolajiyadda iyo isgaarsiinta dalka. &nbsp; \u201d waxaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":533916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533915","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533917,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533915\/revisions\/533917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}