{"id":533877,"date":"2025-04-01T13:00:54","date_gmt":"2025-04-01T10:00:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533877"},"modified":"2025-04-01T13:00:54","modified_gmt":"2025-04-01T10:00:54","slug":"toddoba-dhagar-qabe-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/toddoba-dhagar-qabe-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"Toddoba dhagar-qabe oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellada dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidamada difaaca madaniga ah degmada Mahaddaay ee gobolka Shbeellada dhexe ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cabdulle-Barbaar oo ku dhow nawaaxiga Ciid Ciidka.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada deegaanka ayaa warbaahinta ciidamadda u sheegay in howlgalka lagu dilay toddoba dhagar-qabe oo ka tirsan kooxda Khawaarijta, lagana soo furtay lix qori, mooto Fekon iyo agab kale.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay ciidamada deegaanka iyo xoogga dalka wadaan si loo sugo nabadgelyada deegaannada hoos yimaada Mahadaay, iyadoo la beegsanayo xubnaha argagixisada ee ku dhuumaaleysanaya gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidamada difaaca madaniga ah degmada Mahaddaay ee gobolka Shbeellada dhexe ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cabdulle-Barbaar oo ku dhow nawaaxiga Ciid Ciidka. Saraakiisha ciidamada deegaanka ayaa warbaahinta ciidamadda u sheegay in howlgalka lagu dilay toddoba dhagar-qabe oo ka tirsan kooxda Khawaarijta, lagana soo furtay lix qori, mooto Fekon iyo agab kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":533878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533877","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533879,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533877\/revisions\/533879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}