{"id":533724,"date":"2025-03-28T11:35:46","date_gmt":"2025-03-28T08:35:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533724"},"modified":"2025-03-28T11:40:57","modified_gmt":"2025-03-28T08:40:57","slug":"madaxa-hayadda-nabadsugidda-iyo-maamulka-hirshabeelle-oo-la-kulmay-odayaasha-dhaqanka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-hayadda-nabadsugidda-iyo-maamulka-hirshabeelle-oo-la-kulmay-odayaasha-dhaqanka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Madaxa Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Maamulka Hirshabeelle oo la kulmay odayaasha dhaqanka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo \u00a0madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Ahmed Hagar ayaa maanta Degmada Moqokori kulan muhiim ah kula yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan<\/p>\n<p>Kulankan dhinacyadaasi weaxaa \u00a0diiradda lagu saaray xoojinta nabadda, sugidda amniga iyo dardargelinta howlgallada lagu xaqiijinayo xasilloonida deegaannada Hirshabelle.<\/p>\n<p>Madaxda dowlad goboleedka iyo hay\u2019adda sirdoonka ayaa kala hadlay odayaasha dhaqanka sidii la iskaga kaashan lahaa sugidda nabadgelyada iyo in la xoojiyo wadashaqeynta bulshada iyo dowladda.<\/p>\n<p>Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa shirka ka sheegay in Hirshabelle ay ka go\u2019an tahay sidii loo xaqiijin lahaa amniga, loona bilaabi lahaa wejiga labaad ee howlgalka lagu xoreynayo deegaannada Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka wuxuu carrabka ku adkeeyay in qorshuhu yahay in si buuxda loo ciribtiro dhammaan kooxaha nabad-diidka ah ee ku sugan gobolka, si shacabka ay ugu noolaadaan nabad iyo horumar.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Taliyaha NISA, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa xusay in hay\u2019adda sirdoonka ay diyaarisay qorshayaal dhameystiran oo lagu xaqiijinayo in deegaannada Hirshabelle laga sugo amniga, iyadoo diiradda la saarayo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in howlgallada ay socdaan ,ayna jiri doonaan tallaabooyin culus oo lagu dardargelinayo in gobolka si buuxda looga xoreeyo kooxaha dhibaatada ku haya shacabka.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa dhankooda ballan qaaday inay garab taagan yihiin dadaallada dowladda, iyagoo qiray inay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan hay\u2019adaha amniga, si loo xaqiijiyo xasilloonida iyo horumarka deegaannada Hirshabelle.<\/p>\n<p>Shirka Moqokori ayaa qeyb ka ah dadaallada la doonayo in lagu xoojiyo amniga, isla markaana lagu sifeeyo dhammaan kooxha khawarijta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo \u00a0madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Ahmed Hagar ayaa maanta Degmada Moqokori kulan muhiim ah kula yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan Kulankan dhinacyadaasi weaxaa \u00a0diiradda lagu saaray xoojinta nabadda, sugidda amniga iyo dardargelinta howlgallada lagu xaqiijinayo xasilloonida deegaannada Hirshabelle. Madaxda dowlad goboleedka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":533725,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533724","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533724"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533728,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533724\/revisions\/533728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}