{"id":533717,"date":"2025-03-28T09:21:55","date_gmt":"2025-03-28T06:21:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533717"},"modified":"2025-03-28T09:21:55","modified_gmt":"2025-03-28T06:21:55","slug":"qaramada-midoobay-oo-ka-digtay-in-koofurta-sudan-ay-qarka-u-saaran-tahay-burbur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-ka-digtay-in-koofurta-sudan-ay-qarka-u-saaran-tahay-burbur\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo ka digtay in Koofurta Sudan ay qarka u saaran tahay burbur"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa shalay walaac xooggan ka muujisay xaaladda ka sii dareysa ee Koonfurta Suudaan, iyagoo ka digay in horumarradii u dambeeyay ay halis ugu jiraan inay dalka ku riixaan colaad hor leh.<\/p>\n<p>afhayeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay, Stephane Dujarric ayaa ku sheegay shir jaraa&#8217;id in dalkaasi uu ku sii dhowaanayo burbur iyo dagaal sokeeye iyo in sidoo kale meesha ay ka baxaan \u00a0heshiiskii nabadda ee la saxiixay 2018.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa ku booriyay hogaamiyayaasha Koonfurta Sudan madaxweyne Salva Kiir iyo madaxweyne ku xigeenka koowaad Machar in ay si nabad ah ku xalliyaan wixii cabashooyin ah ee jira.<\/p>\n<p>&#8220;Waa inay caddahay dhammaan in dadka Koonfurta Suudaan aysan awoodin inay u adkeystaan \u200b\u200bcawaaqibka ka dhalan kara dagaalka sokeeye,&#8221; ayuu yiri afhayeenka,isagoo intaa raaciyay in ay muhiim tahay in madaxda dalka ay wax kasta ka hormariyaan danta dadka.<\/p>\n<p>Illaa 9.3 milyan oo qof oo ku nool Koonfurta Suudaan ayaa u baahan gargaar bini&#8217;aadanimo\u00a0 sababo la xiriira colaadaha socda, khalkhal dhaqaale iyo caqabadaha cimilada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa shalay walaac xooggan ka muujisay xaaladda ka sii dareysa ee Koonfurta Suudaan, iyagoo ka digay in horumarradii u dambeeyay ay halis ugu jiraan inay dalka ku riixaan colaad hor leh. afhayeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay, Stephane Dujarric ayaa ku sheegay shir jaraa&#8217;id in dalkaasi uu ku sii dhowaanayo burbur iyo dagaal sokeeye iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":533718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533717","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533719,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533717\/revisions\/533719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}