{"id":533709,"date":"2025-03-27T20:34:08","date_gmt":"2025-03-27T17:34:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533709"},"modified":"2025-03-27T20:34:08","modified_gmt":"2025-03-27T17:34:08","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ankara-kula-kulmay-dhiggiisa-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ankara-kula-kulmay-dhiggiisa-turkiga\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ANKARA KULA KULMAY DHIGGIISA TURKIGA"},"content":{"rendered":"<p>Ankara(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdo\u011fan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee Ankara.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah oo muhiim u ah labada dal, waxayna isla qaateen in la sii ambaqaado dhammaystirka fulinta heshiisyada iyo iskaashiyada wadajirka ah ee ka dhexeeya labada dowladood.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Erdogan ayaa si qoto dheer uga wada hadlay howlgallada iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta oo dhibaato ku ah xasilloonida iyo horumarka gobolka, iyagoo bogaadiyey miro-dhalka iskaashiga labada dal ee dib u dhiska Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo wiiqidda argagixisada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab istaagga hagar la\u2019aanta ah ee ay siiyaan Soomaaliya, waxa uuna xusay doorka muuqda ee ay ka qaataan dib-u-habeynta hay\u2019adaha amniga iyo garab istaagga dagaalka lagula jiro Khawaarijta.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa tilmaamay in dalkiisu uu sii wadi doono taageerada uu siiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada la dagaallanka argagixisada, taageerada farsamada iyo midda bini\u2019aadantinimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdo\u011fan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee Ankara. Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah oo muhiim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":533710,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533709","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533709","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533709"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533709\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533711,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533709\/revisions\/533711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533710"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533709"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533709"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533709"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}