{"id":533674,"date":"2025-03-27T12:43:48","date_gmt":"2025-03-27T09:43:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533674"},"modified":"2025-03-27T12:43:48","modified_gmt":"2025-03-27T09:43:48","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-shiinaha-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-shiinaha-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay maalgelinta mashaariicda adkaysiga iyo horumarinta bulshada, u diyaar-garowga ka hortagga fatahaadaha, hirgelinta waro iyo biyo-qabadyo waaweyn, dhisidda biyo-xireenno adag, qodista ceelal-biyood iyo adeegyo kale oo muhiim u ah nolosha.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa lagu falanqeeyay sidii Dowladda Shiinaha ay u xoojin lahayd gargaarka bani\u2019aadamnimo iyo sidii Hay\u2019adda SoDMA looga gacan siin lahaa dhisidda keydadka deeqaha, sare u qaadista karaanka iyo aqoonta shaqaalaha, iyo bixinta agabyo kale oo lagama maarmaan u ah howlaha gurmadka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-533676\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1743068473827-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay maalgelinta mashaariicda adkaysiga iyo horumarinta bulshada, u diyaar-garowga ka hortagga fatahaadaha, hirgelinta waro iyo biyo-qabadyo waaweyn, dhisidda biyo-xireenno adag, qodista ceelal-biyood iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":533675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533674","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533674"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533677,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533674\/revisions\/533677"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}