{"id":533562,"date":"2025-03-24T13:28:13","date_gmt":"2025-03-24T10:28:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533562"},"modified":"2025-03-24T13:37:24","modified_gmt":"2025-03-24T10:37:24","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-lagu-dilay-bardaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-lagu-dilay-bardaale\/","title":{"rendered":"Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo lagu dilay Bardaale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA) Ciidamada ammaanka degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Kooney oo hoostaga degmada Bardaale waxa ay ku dilay horjooge lagu magacaabo Macallin Qaddiid oo Khawaarijta u qaabilsanaa uruurinta baadda ay shacabka Soomaaliyeed ka qaataan.<\/p>\n<p>Ciidanka howlgalka sameeyay ayaa horjoogahaan la dilay kasoo furtay hub iyo agab kale oo muhiim.<\/p>\n<p>Kooxdaha Argagixisada ah ayaa dhibaato xog leh u heyta dadka ku nool meela ay ku dhuuleeytaan iyaga ka qaada dadka raydka ah lacag baad ah oo ay ku sheegaan in ay tahay sako<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA) Ciidamada ammaanka degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Kooney oo hoostaga degmada Bardaale waxa ay ku dilay horjooge lagu magacaabo Macallin Qaddiid oo Khawaarijta u qaabilsanaa uruurinta baadda ay shacabka Soomaaliyeed ka qaataan. Ciidanka howlgalka sameeyay ayaa horjoogahaan la dilay kasoo furtay hub iyo agab kale oo muhiim. Kooxdaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":533563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533562","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533564,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533562\/revisions\/533564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}