{"id":533422,"date":"2025-03-22T00:39:44","date_gmt":"2025-03-21T21:39:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533422"},"modified":"2025-03-22T00:39:44","modified_gmt":"2025-03-21T21:39:44","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-shir-uga-qayb-galay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-shir-uga-qayb-galay-nairobi\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo shir uga qayb galay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo hay\u2019adda Africa Risk Capacity (ARC) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir socday muddo shan maalin ah oo loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka jirta Soomaaliya<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ARC ayaa Hay\u2019adda SoDMA ku wareejisay lacag magdhow ah oo loogu tala-galay in lagu garab istaago dadka isbeddelka cimiladu saameyay, waxaana musaasabadda goobjoog ka aha xubno ka tirsan Baarlamaanka JFS, Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, wakiillo ka socday Hay\u2019adaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa sharraxay saamaynta uu isbeddelka cimilada ku yeeshay Soomaaliya, isagoo xusay in abaaraha, fatahaadaha iyo colaadaha ka dhasha khayraad-yarida ay sababeen in 85% uu burburay tacabkii iyo wax soo saarkii beeraha, isla-markaana lacagtaan magdhow loo sii doono dadka ay saameynta ugu badan ku dhacday, si loo yareeyo khasaaraha ka dhasha isbeddelka cimilada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo hay\u2019adda Africa Risk Capacity (ARC) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir socday muddo shan maalin ah oo loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka jirta Soomaaliya Hay\u2019adda ARC ayaa Hay\u2019adda SoDMA ku wareejisay lacag magdhow ah oo loogu tala-galay in lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":533423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533422","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533424,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533422\/revisions\/533424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}