{"id":533370,"date":"2025-03-21T09:45:35","date_gmt":"2025-03-21T06:45:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533370"},"modified":"2025-03-21T09:48:45","modified_gmt":"2025-03-21T06:48:45","slug":"weerarada-israel-oo-sii-xoogeysanaya-iyo-600-oo-lagu-dilay-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/weerarada-israel-oo-sii-xoogeysanaya-iyo-600-oo-lagu-dilay-gaza\/","title":{"rendered":"weerarada Israel oo sii xoogeysanaya iyo 600 oo lagu dilay Gaza"},"content":{"rendered":"<p>In ka badan 590 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada socda tan iyo markii Israa\u2019iil ay jebisay heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza 3 cisho kahor.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in tirada dhimashada Falastiin ay sii kordheyso,xilli \u00a0weerarada cirka iyo kuwa dhulka ee Israa\u2019iil ay ka sii socdaan koonfurta iyo woqooyinga Gaza.<\/p>\n<p>Xamaas ayaa gantaaladii ugu horeeyay ku riday Israa&#8217;iil tan iyo markii ay burburtay xabad joojinta, iyadoo sidoo kale Xuutiyiinta Yemen ay sheegeen in ay gantaallo badan ku garaaceen goob ciidan oo ku taal koonfurta Tel Aviv.<\/p>\n<p>Milatariga Israel ayaa sheegay in duulaanka dhulka ee koonfurta Gaza ee Rafah uu socdo, ciidankuna ay ku sii qulqulayaan waqooyiga meel u dhow magaalada Beit Lahiya iyo bartamaha magaalada.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan tirade dhimashada Fakastiin ay mareyso 49,617,halka dhaaawacana lagu sheegay 112,950.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 590 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada socda tan iyo markii Israa\u2019iil ay jebisay heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza 3 cisho kahor. Mas\u2019uuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in tirada dhimashada Falastiin ay sii kordheyso,xilli \u00a0weerarada cirka iyo kuwa dhulka ee Israa\u2019iil ay ka sii socdaan koonfurta iyo woqooyinga Gaza. Xamaas ayaa gantaaladii ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":533373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533370","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533371,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533370\/revisions\/533371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}