{"id":533366,"date":"2025-03-21T03:33:23","date_gmt":"2025-03-21T00:33:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533366"},"modified":"2025-03-21T03:33:57","modified_gmt":"2025-03-21T00:33:57","slug":"nisa-oo-xaqiijisay-im-82-khawaarij-ah-lagu-dilay-hawlgal-ka-dhacay-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-oo-xaqiijisay-im-82-khawaarij-ah-lagu-dilay-hawlgal-ka-dhacay-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"NISA oo xaqiijisay in 82 khawaarij ah lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Shabeellaha hoose(SONNA):-Hay&#8217;adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgallo duqeyn ah oo ka dhacay nawaaxiga deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 82 xubnood oo isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaadka Khawaariijta, halka 19 kalena dhaawac culus lagu gaarsiiyay duqeynta.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda NISA, ayaa markale dadka rayidka ah ku wargalisay in ay ka fogaadaan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan kooxaha Khawaariijta ah oo bartilmaameed u ah Ciidamada Qaranka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-533367 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250321-WA0000.jpg\" alt=\"\" width=\"707\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250321-WA0000.jpg 707w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250321-WA0000-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 707px) 100vw, 707px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shabeellaha hoose(SONNA):-Hay&#8217;adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgallo duqeyn ah oo ka dhacay nawaaxiga deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 82 xubnood oo isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaadka Khawaariijta, halka 19 kalena dhaawac culus lagu gaarsiiyay duqeynta. Hay&#8217;adda NISA, ayaa markale dadka rayidka ah ku wargalisay in ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":529538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533366","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533369,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533366\/revisions\/533369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/529538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}