{"id":533320,"date":"2025-03-20T15:14:35","date_gmt":"2025-03-20T12:14:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533320"},"modified":"2025-03-20T15:14:35","modified_gmt":"2025-03-20T12:14:35","slug":"raiisul-wasaare-xigeenka-xfs-oo-xilalka-u-kala-wareejiyey-wasiirkii-hore-ganacsiga-iyo-wasiirka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xigeenka-xfs-oo-xilalka-u-kala-wareejiyey-wasiirkii-hore-ganacsiga-iyo-wasiirka-cusub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare xigeenka XFS oo xilalka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ganacsiga iyo wasiirka Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Wasiirkii hore, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa kula dardaarmay Wasiirka cusub in uu hirgeliyo hiigsiga dowladda ee ku aaddan horumarinta ganacsiga, kobcinta dhaqaalaha iyo warshadaha, si loo xoojiyo wax soo-saarka dalkeenna ee dhanka warshadaha iyo xiriirka wax is-dhaafsi ee aynu la leenahay caalamka, maadaama dhowaan aynu ku biirnay Ururka Ganacsiga Adduunka.<\/p>\n<p>Mudane Saalax, ayaa xusay in Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ay laf-dhabar u tahay hay\u2019adaha dowladda, sidaas darteedna Wasiirka cusub looga fadhiyo in uu hormuud ka noqdo fududeynta ganacsiga, horumarinta dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood), iyo Wasiirkii hore, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa kula dardaarmay Wasiirka cusub in uu hirgeliyo hiigsiga dowladda ee ku aaddan horumarinta ganacsiga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":533321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533320","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533320\/revisions\/533322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}