{"id":533306,"date":"2025-03-20T14:23:58","date_gmt":"2025-03-20T11:23:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533306"},"modified":"2025-03-20T14:23:58","modified_gmt":"2025-03-20T11:23:58","slug":"laba-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-deegaanka-gal-haruur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/laba-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-deegaanka-gal-haruur\/","title":{"rendered":"Laba ka tirsanaa khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Gal-haruur"},"content":{"rendered":"<p>Aadan yabaal-(SONNA)-Howlgal qorshaysan oo ciidamada ka tirsan macawiisleyda gobolka Shabeellaha dhexe ay ka fuliyeen deegaanka Gal-haruur oo hoostaga degmada Aadan yabaal ayaa lagu dilay labo dhagarqabe oo khawaarij ah iyadoo laga soo furtay labo qori AK-47 ah iyo mooto Fekon ay wateen.<\/p>\n<p>Mootada ay wateen dhagar-qabayaasha la dilay waxaa saarnaa agabyo kala duwan oo ay ku jiraan bacaha ay uga dhuuntaan howlgalada cirka balse aysan ku badbaadin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aadan yabaal-(SONNA)-Howlgal qorshaysan oo ciidamada ka tirsan macawiisleyda gobolka Shabeellaha dhexe ay ka fuliyeen deegaanka Gal-haruur oo hoostaga degmada Aadan yabaal ayaa lagu dilay labo dhagarqabe oo khawaarij ah iyadoo laga soo furtay labo qori AK-47 ah iyo mooto Fekon ay wateen. Mootada ay wateen dhagar-qabayaasha la dilay waxaa saarnaa agabyo kala duwan oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":533307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533306","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533308,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533306\/revisions\/533308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}