{"id":533302,"date":"2025-03-20T13:39:46","date_gmt":"2025-03-20T10:39:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533302"},"modified":"2025-03-20T13:39:46","modified_gmt":"2025-03-20T10:39:46","slug":"hayadda-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagar-qabeyaal-doonayay-in-ay-qaraxyo-soo-galiyaan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagar-qabeyaal-doonayay-in-ay-qaraxyo-soo-galiyaan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda NISA oo gacanta ku dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyed ee (NISA) ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyed ee (NISA) ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidanku ka fuliyeen duleedka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir lagu soo qabtay laba dhaqarqabe oo doonayay in ay caasimadda soo geliyaan qaraxyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-533304 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/NISSA-12.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/NISSA-12.jpg 763w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/NISSA-12-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/NISSA-12-723x1024.jpg 723w\" sizes=\"auto, (max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyed ee (NISA) ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyed ee (NISA) ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidanku ka fuliyeen duleedka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir lagu soo qabtay laba dhaqarqabe oo doonayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":533303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533302","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533305,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533302\/revisions\/533305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}