{"id":533152,"date":"2025-03-17T17:10:54","date_gmt":"2025-03-17T14:10:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533152"},"modified":"2025-03-17T17:10:54","modified_gmt":"2025-03-17T14:10:54","slug":"shir-ku-saabsan-yareynta-khatarta-abaarta-soomaaliya-oo-nairobi-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-ku-saabsan-yareynta-khatarta-abaarta-soomaaliya-oo-nairobi-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shir ku saabsan yareynta khatarta abaarta Soomaaliya oo Nairobi ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA): Guddoomiyaha ha\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka daah-furay shirka yareynta khatarta abaarta ku dhufatay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkan oo loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka jirta Soomaaliya, isla markaana socon doono muddo 5 cisho ah oo ay wadajir u soo qaban qaabiyeen Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Hay\u2019adda nidaamka ceymiska abaaraha ee Afrika ee loo soo gaabiyo ARC ayaa waxaa ka qeybgalay Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle, xubno ka socday ARC, mas&#8217;uuliyiin ka tirsan START NETWORK oo wada shaqeyn dhow la dheh SoDMA.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud ayaa tilmaamay in shirkan oo socon doono muddo shan cisho ah ay maalmaha soo socda ku soo biiri doonaan xubno ka socda Hay&#8217;addaha dowladda Soomaaliya, gaar ahaan wafdi ka socda Baarlamaanka JFS iyo Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa xusay in Soomaaliya ay ku biirtay nidaamka ceymiska abaaraha ee Afrika ee loo soo gaabiyo ARC sanadkii 2021-ka kadib markii ay buuxiyeen shuruucdii ku biirista, isagoo intaa ku daray qorshuhu uu yahay sidii Soomaaliya la siin lahaa lacago magdhow ah oo la xiriirta abaarta ku dhufatay dalkeenna.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-533153\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002-682x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002-682x1024.jpg 682w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002-768x1153.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002-1023x1536.jpg 1023w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002-860x1291.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0002.jpg 1066w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-533154\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/IMG-20250317-WA0003.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (SONNA): Guddoomiyaha ha\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka daah-furay shirka yareynta khatarta abaarta ku dhufatay Soomaaliya. Shirkan oo loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka jirta Soomaaliya, isla markaana socon doono muddo 5 cisho ah oo ay wadajir u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":533153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533152","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533155,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533152\/revisions\/533155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}