{"id":533150,"date":"2025-03-17T17:05:47","date_gmt":"2025-03-17T14:05:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533150"},"modified":"2025-03-17T17:14:53","modified_gmt":"2025-03-17T14:14:53","slug":"hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta-oo-ka-dhacay-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta-oo-ka-dhacay-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacay Shabeelaha dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Hawlgal lagu naafeeyey kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaan u dhow deegaanka LLabo-garasee gobolka Shabeelaha dhexe.<\/p>\n<p>Maleeshiyaad\u00a0ka tirsan Khawaarijta oo socod ku jiray ayaa waxaa jidka u galay ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda, halkaas oo kooxda lagu gaarsiiyey qasaare culus.<\/p>\n<p>Ciiddamada deegaanka ayaa ku guuleystay inay dilaan 5-ka mid dhagarqabayaashii ay jidka u galeen, waxayna ka soo furteen 6-qori oo ay wateen, hawlgalkaas ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Hawlgal lagu naafeeyey kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaan u dhow deegaanka LLabo-garasee gobolka Shabeelaha dhexe. Maleeshiyaad\u00a0ka tirsan Khawaarijta oo socod ku jiray ayaa waxaa jidka u galay ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda, halkaas oo kooxda lagu gaarsiiyey qasaare culus. Ciiddamada deegaanka ayaa ku guuleystay inay dilaan 5-ka mid dhagarqabayaashii ay jidka u galeen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":532990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533150","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533150"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533150\/revisions\/533157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}