{"id":533086,"date":"2025-03-16T19:02:34","date_gmt":"2025-03-16T16:02:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533086"},"modified":"2025-03-16T19:04:31","modified_gmt":"2025-03-16T16:04:31","slug":"wasiir-daauud-aweys-shacabka-haka-fogaadaan-goobaha-ay-joogaan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-daauud-aweys-shacabka-haka-fogaadaan-goobaha-ay-joogaan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiir Daa\u2019uud Aweys\u2019\u2019 Shacabka haka fogaadaan goobaha ay joogaan Khawaarijta,\u2019\u2019"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Dowladda Federaalka ayaa shacabka Soomaaliyees ugu baaqday in ay ka fogaadaan goobaha fara ku tiriska ah ee ay ku harsan \u00a0yihiin Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas oo ku soo koobmay in ay shacabka shibaateeyaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya Daa\u2019uud Aweys \u00a0ayaa sheegay in any Dowlasdu kordhisay duqeymaha cirka ee ay ka fulineyso goobaha ay joogaan Khawaarijta, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed u sheegay in aysan ka agdhawaan goobaha Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in duqeymo dhacay Saacadihii la soo dhaafay lagu dilay \u00a0horjoogayaal ku sugnaa degmada Jilib.<\/p>\n<p>\u2018\u2019 Waxaan markale shacabka Soomaaliyeed la wadaageynaa howlgalo ballaaran oo lagu beeraha carpets Khawaarijta, kuwaas oo ka dhacay degmada Jilib, markale, waxaan shacabka Soomaaliyeed uga dogma in ay ka fogaadaan goobaha carpets ka soo abaabulayo dhagarta ama ay rabaan in ay ka sameeyaan carqalado dhinac nabadda la xiriira, dowladda federaalka waxaa ka go\u2019an in ay sii waddo howlgallada oo waliba u badan duqeymoDhanka cirka ah, marka si loo yareeyo khasaaro soo gaaro shacabka waa in ay ka fogaadaan goobaha ay joogaan Cadowga,\u2019\u2019 ayuu yiri wasiir Daa\u2019uud Aweys oo shir jiraa\u2019d ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta.<\/p>\n<p>Howlgalka Jilib laga fuliyay oo ku soo dhammaaday guul ayaa lagu bur buriyay xarumo muhiim u ahaa Khawaarijta oo ay ku jiraan labo guri oo ay deganaayeen labo horjooge oo la kala yiraahdo Xasan Yacquub iyo Amiin oo intaba ku yaalo degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Dowladda Federaalka ayaa shacabka Soomaaliyees ugu baaqday in ay ka fogaadaan goobaha fara ku tiriska ah ee ay ku harsan \u00a0yihiin Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas oo ku soo koobmay in ay shacabka shibaateeyaan. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya Daa\u2019uud Aweys \u00a0ayaa sheegay in any Dowlasdu kordhisay duqeymaha cirka ee ay ka fulineyso goobaha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":501424,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533086","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533086"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533089,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533086\/revisions\/533089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/501424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}