{"id":533049,"date":"2025-03-16T12:03:47","date_gmt":"2025-03-16T09:03:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533049"},"modified":"2025-03-16T12:19:01","modified_gmt":"2025-03-16T09:19:01","slug":"afhayeenka-wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-oo-ka-warbixiyay-duqeymo-iyo-dagaallo-lagu-naafeeyay-qawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afhayeenka-wasaaradda-gaashaandhigga-xfs-oo-ka-warbixiyay-duqeymo-iyo-dagaallo-lagu-naafeeyay-qawaarijta\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixiyay duqeymo iyo dagaallo lagu naafeeyay Qawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Mudisho: (SONNA) Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Maxamed ayaa ka warbixiyay duqeymo iyo dagaallo toos ah oo saacadihii lasoo dhaafay Khawaarijta lagu naafeeyay, kuwaas oo ka kala dhacay gobollada Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Galgaduud<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ku sheegay deegaan si tooska ay oga dhaceen duqeymaha iyo weerarada lagu naafeeyay Kooxaha Qawaarijta in ay kala yihiin Owdheegle, Boos-hareeri,Sumadaale, Geerile, Doonka Shabeeloow, Ceel-buur iyo Laba-garas oo ka wada tirsan Gobollada Galgaduud, Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar ayaa oga mahadceliyay\u00a0 ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanka sida\u00a0 dagaal ay ugu naafeeyeen Kooxaha Argixisada ee caadeytay daadinta dhiiga dadka muslimka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudisho: (SONNA) Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Maxamed ayaa ka warbixiyay duqeymo iyo dagaallo toos ah oo saacadihii lasoo dhaafay Khawaarijta lagu naafeeyay, kuwaas oo ka kala dhacay gobollada Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Galgaduud Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa ku sheegay deegaan si tooska ay oga dhaceen duqeymaha iyo weerarada lagu naafeeyay Kooxaha Qawaarijta in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":516601,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533049","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533049"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533049\/revisions\/533054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/516601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}