{"id":533008,"date":"2025-03-14T21:31:29","date_gmt":"2025-03-14T18:31:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533008"},"modified":"2025-03-14T21:31:29","modified_gmt":"2025-03-14T18:31:29","slug":"wasiirka-dhalinyaradda-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-caawa-ka-qeyb-galay-afur-wadareed-iyo-sagootin-loo-sameeyey-ciyaartooyda-dayarta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dhalinyaradda-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-caawa-ka-qeyb-galay-afur-wadareed-iyo-sagootin-loo-sameeyey-ciyaartooyda-dayarta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha XFS oo caawa ka qeyb galay afur wadareed iyo sagootin loo sameeyey ciyaartooyda da&#8217;yarta"},"content":{"rendered":"<p>(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud oo caawa ka qeyb galay afur wadareed iyo sagootin loo sameeyey ciyaartooyda da&#8217;yarta qarankeena 17-jirada kuwaasi oo ka qeyb galaya tartanka Kubadda Cagta da&#8217;yarta Afcon 2025-ka oo lagu qabanayo Morocco.<\/p>\n<p>Xiriirka soomaaliyed ee kubadda cagta oo kaashanaya Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa caawa afur wadareedkan u sameysay ciyaartooyda macallimiinta iyo taageerayaasha Xulka da&#8217;yarta ee qarankeena.<\/p>\n<p>Ciyaartooyda da&#8217;yarta qarankeena ayaa sanadkan ka qeyb galaya tartanka da&#8217;yarta Qaramada Qaarada Afrika, soomaaliya waxa ay kujirtaa group-ka C waxayna isku guruub yihiin xulalka Gambia Tunisia Senegal.<\/p>\n<p>Xulka da&#8217;yarta qarankeena ayaa maalinta axadda ka amba bixi doona magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud oo caawa ka qeyb galay afur wadareed iyo sagootin loo sameeyey ciyaartooyda da&#8217;yarta qarankeena 17-jirada kuwaasi oo ka qeyb galaya tartanka Kubadda Cagta da&#8217;yarta Afcon 2025-ka oo lagu qabanayo Morocco. Xiriirka soomaaliyed ee kubadda cagta oo kaashanaya Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa caawa afur wadareedkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":533004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533009,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533008\/revisions\/533009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}