{"id":533003,"date":"2025-03-14T21:26:10","date_gmt":"2025-03-14T18:26:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=533003"},"modified":"2025-03-14T21:27:22","modified_gmt":"2025-03-14T18:27:22","slug":"maareeyaha-sodma-oo-kulan-afur-ah-u-sameeyey-midowga-golayaasha-culimada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maareeyaha-sodma-oo-kulan-afur-ah-u-sameeyey-midowga-golayaasha-culimada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Maareeyaha SODMA oo kulan afur ah u sameeyey  Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Miqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ayaa kulan afurin iyo soo dhoweyn isugu jira u sameysay Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Midowga Golayaasha Culimada, Sheekh Aaden Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare).<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA, Maxamuud Macallin ayaa bogaadiyay midnimada, iskaashiga iyo isku-duwidda dalladaha, isagoo culimada uga mahadceliyay dalaalladooda wacyi-galinta bulshada iyo ka ka qeyb-qaadashada dadaallada bani\u2019aadannimo.<\/p>\n<p>Culimada ayaa dhankooda si weyn u boorriyay howlaha gargaarka ee Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka dalka ka waddo, iyagoo ballan-qaaday in ay sii wadi doonaan taageerada iyo ka qeyb-galka howl-gallada gurmadka ee lagu garab istaagayo dadka abaaraha iyo calaaduhu saameeyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Miqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka ayaa kulan afurin iyo soo dhoweyn isugu jira u sameysay Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Midowga Golayaasha Culimada, Sheekh Aaden Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare). Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA, Maxamuud Macallin ayaa bogaadiyay midnimada, iskaashiga iyo isku-duwidda dalladaha, isagoo culimada uga mahadceliyay dalaalladooda wacyi-galinta bulshada iyo ka ka qeyb-qaadashada dadaallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":533006,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-533003","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=533003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":533005,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/533003\/revisions\/533005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/533006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=533003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=533003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=533003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}