{"id":532963,"date":"2025-03-14T00:03:45","date_gmt":"2025-03-13T21:03:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532963"},"modified":"2025-03-14T00:03:45","modified_gmt":"2025-03-13T21:03:45","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soo-xiray-tartanka-quraanka-kariimka-ee-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-soo-xiray-tartanka-quraanka-kariimka-ee-bisha-ramadaan\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray tartanka qur&#8217;aanka kariimka ee Bisha Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Qur&#8217;aanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa abaal marinno lacageed guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha hore ka galay tartanka sannadkan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in tartankan Qur&#8217;aanka Kariimka ah uu ka tarjumayo sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dhaggan yihiin diintooda suubban, ugana shaqeynayaan barashadeeda iyo ku dhaqankeeda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in dowladnimada Soomaaliyeed ay u taagantahay ilaalinta diinta iyo ku dhaqanka shareecadda Islaamka ayaa abaal marin dhan 20.000 oo doolar waxa uu guddoonsiiyey Cabdiraxmaan Cabdullahi Cismaan oo kaalinta koowaad u galay sannadkaan Tartanka Qur&#8217;aanka Kariimka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa abaal marinno guddoonsiiyey xufaadda kaalimaha hore galay oo kala ah;<\/p>\n<p>1:Cabdiraxmaan Cabdullahi Cismaan $20,000<\/p>\n<p>2:Sakariye Cabdullahi Xassan Rooble $15,000<\/p>\n<p>3:Cismaan Cabdullaahi Cismaan $10,000<\/p>\n<p>4:Caaisha Aadan Maxamed $7,000<\/p>\n<p>5:Cabdiraxmaan Cali Xuseen $5,000<\/p>\n<p>6:Usaama Yuusuf Farxaan $3,000<\/p>\n<p>7:Ibraahin Cabdiraxmaan Ibraahim $2,000<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey waalidiinta iyo macallimiinta barbaariyey halyeeyadan ku guuleysatay tartanka Qur&#8217;aanka Kariimka ah, waxa uuna Alle uga baryey in uu ku anfaco, fahamkooda barakeeyo, kana yeelo kuwii dalkooda ugu adeega.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Qur&#8217;aanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa abaal marinno lacageed guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha hore ka galay tartanka sannadkan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in tartankan Qur&#8217;aanka Kariimka ah uu ka tarjumayo sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dhaggan yihiin diintooda suubban, ugana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532963","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532965,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532963\/revisions\/532965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}