{"id":532956,"date":"2025-03-13T22:25:56","date_gmt":"2025-03-13T19:25:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532956"},"modified":"2025-03-13T22:26:53","modified_gmt":"2025-03-13T19:26:53","slug":"guddoomiyaha-guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-shir-uga-qayb-galay-ghana","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-shir-uga-qayb-galay-ghana\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka shir uga qayb galay Ghana"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ka qeyb-galay Shir muhiim ah oo ka qabsoomay magaalada Accra-ee Dalka Ghana, shirkaas oo ahaa Madasha 9-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika.<\/p>\n<p>Madashaan oo ah mid sanadle ah ayaa sanadkaan waxaa looga hadlayaa xal u helida cododka ay dhiibtaan cod bixiyayaasha kuwaas oo aan sidii loo baahnaa aan loo calaamadin warqadaha codbixinta, Waxaana halku dhigga Madasha ee sanadkaan ciwaan looga dhigay \u201cAll Votes Count.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa socon doona muddo labo cisho ah , waxaana diiradda lagu saari doonaa khibrad wadaag la xariirta sababaha keena warqadaha codbixinta ee xumaada iyo xalka loo baahanyahay si looga hortago.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-532959\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893976734-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893976734-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893976734.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-532960\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893971649-200x300.jpg\" alt=\"\" width=\"200\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893971649-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893971649-682x1024.jpg 682w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/FB_IMG_1741893971649.jpg 719w\" sizes=\"auto, (max-width: 200px) 100vw, 200px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ka qeyb-galay Shir muhiim ah oo ka qabsoomay magaalada Accra-ee Dalka Ghana, shirkaas oo ahaa Madasha 9-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika. Madashaan oo ah mid sanadle ah ayaa sanadkaan waxaa looga hadlayaa xal u helida cododka ay dhiibtaan cod bixiyayaasha kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":532957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532956"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532956\/revisions\/532961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}