{"id":532881,"date":"2025-03-12T15:12:04","date_gmt":"2025-03-12T12:12:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532881"},"modified":"2025-03-12T15:13:13","modified_gmt":"2025-03-12T12:13:13","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-daah-furay-xeerka-aqoonsiga-qaxootiga-iyo-magan-gelyo-doonka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-oo-daah-furay-xeerka-aqoonsiga-qaxootiga-iyo-magan-gelyo-doonka\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha oo daah-furay xeerka aqoonsiga qaxootiga iyo magan-gelyo doonka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u daah-furay xeerka aqoonsiga qaxootiga iyo magan-gelyo doonka, ka dib munaasbad ka dhacday xarunta hay\u2019adda qaxootiga iyo barkacayaasha Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in xeerka qaxootiga iyo magan-gelyo doonka uu xaq u siinayo in ay dalkeenna ku noolaadaan isla markaana ka shaqaystaan qaxootiga, iyagoo ilaalinaya xeerarka iyo dhaqanka dalkeenna u dagsan isla-markaana ka shaqaynaya nabad-galyada iyo ammaaanka.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Wasiir Cali Xoosh ayaa u mahadceliyay guddoonka hay\u2019adda Qaranka, wuxuna si gaar ah maamulka hay&#8217;adda ugu ammaanay dedaalladii ay geliyeen iyo guud ahaan shaqada la taaban karo ee ay ka qabteen arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u daah-furay xeerka aqoonsiga qaxootiga iyo magan-gelyo doonka, ka dib munaasbad ka dhacday xarunta hay\u2019adda qaxootiga iyo barkacayaasha Qaranka Soomaaliyeed. Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in xeerka qaxootiga iyo magan-gelyo doonka uu xaq u siinayo in ay dalkeenna ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532881","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532883,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532881\/revisions\/532883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}