{"id":532876,"date":"2025-03-12T14:49:21","date_gmt":"2025-03-12T11:49:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532876"},"modified":"2025-03-12T14:49:29","modified_gmt":"2025-03-12T11:49:29","slug":"wasiirka-biixi-oo-bogaadiyay-meel-marinta-hindiso-sharciyeedyo-muhiim-u-ah-horumarinta-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-biixi-oo-bogaadiyay-meel-marinta-hindiso-sharciyeedyo-muhiim-u-ah-horumarinta-maaliyadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Biixi oo bogaadiyay meel-marinta hindiso-sharciyeedyo muhiim u ah horumarinta maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel-mariyay 3 Hindiso-Sharciyeed oo muhiim u ah hannaanka horumarinta maaliyadda dalka.<\/p>\n<p>Sharciyada maanta la ansixiyay ayaa kala ah 1 \u2018Wax-ka-badalka Sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgalinta argagixisada, 2 \u2018Wax-ka-badalka Sharciga Hay\u2019adaha Maaliyadda,3 ,Hindise Sharciyeedka Caymiska, Sadexdaan shari ayaa muhiim u ah dib-u-habeynta Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel-mariyay 3 Hindiso-Sharciyeed oo muhiim u ah hannaanka horumarinta maaliyadda dalka. Sharciyada maanta la ansixiyay ayaa kala ah 1 \u2018Wax-ka-badalka Sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgalinta argagixisada, 2 \u2018Wax-ka-badalka Sharciga Hay\u2019adaha Maaliyadda,3 ,Hindise Sharciyeedka Caymiska, Sadexdaan shari ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532876","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532878,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532876\/revisions\/532878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}