{"id":532873,"date":"2025-03-12T14:42:49","date_gmt":"2025-03-12T11:42:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532873"},"modified":"2025-03-12T14:42:49","modified_gmt":"2025-03-12T11:42:49","slug":"duqa-muqdisho-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-dib-u-hagaajinta-biyo-qabadyada-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-dib-u-hagaajinta-biyo-qabadyada-caasimadda\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay guddiga dib u hagaajinta biyo-qabadyada caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan la qaatay Guddiga u xil saaran maareynta iyo dib-u-hagaajinta biyo-qabadyada iyo biyo-mareenada Magaalada Muqdisho, si loogu diyaar garowbo xilli roobaadka soo socda.<\/p>\n<p>Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa ka warbixiyay howlaha u qabsoomay guddiga oo ay ugu horeyso faaro-bixinta biyo-qabadyada iyo sifeynta qaar ka mid ah biyo-mareenada Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa faray guddiga in ay dar-dargeliyaan qorshaha loogu diyaar garowbayo xilli roobaadka soo socda, si loogu hortago culeesyada iyo saameynta ka dhasha roobka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan la qaatay Guddiga u xil saaran maareynta iyo dib-u-hagaajinta biyo-qabadyada iyo biyo-mareenada Magaalada Muqdisho, si loogu diyaar garowbo xilli roobaadka soo socda. Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa ka warbixiyay howlaha u qabsoomay guddiga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532873","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532875,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532873\/revisions\/532875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}