{"id":532865,"date":"2025-03-12T12:35:04","date_gmt":"2025-03-12T09:35:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532865"},"modified":"2025-03-12T12:38:04","modified_gmt":"2025-03-12T09:38:04","slug":"golaha-shacabka-oo-ansixiyay-sharciga-hayadaha-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-ansixiyay-sharciga-hayadaha-maaliyadda\/","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo ansixiyay sharciga hay\u2019adaha maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka sharciga hay\u2019adaha maaliyadda.<\/p>\n<p>Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa oggolaatay 142, hal xildhibaanna waa uu aamusay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, mudanayaasha ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska, waxaana ogolaatay 142-xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay ma jirin.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa ku dhawaaqay ansaxnimada hindise sharciyeedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka sharciga hay\u2019adaha maaliyadda. Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa oggolaatay 142, hal xildhibaanna waa uu aamusay. Sidoo kale, mudanayaasha ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska, waxaana ogolaatay 142-xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay ma jirin. Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa ku dhawaaqay ansaxnimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532866,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532865","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532865"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532869,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532865\/revisions\/532869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}