{"id":532834,"date":"2025-03-11T12:37:07","date_gmt":"2025-03-11T09:37:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532834"},"modified":"2025-03-11T12:40:11","modified_gmt":"2025-03-11T09:40:11","slug":"16-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-lagu-dilay-shabeellada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/16-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-lagu-dilay-shabeellada-dhexe\/","title":{"rendered":"16 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu dilay Shabeellada dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka ee NISA, ayaa fuliyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay horjoogeyaal iyo Malleeshiyaad firxad ah oo ku sugnaa gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkan oo ka dhacay meel ku dhow tuulada Basra ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu dilay 16 xubnood oo katirsanaa khawaarijta, kuwaas oo isugu jira horjoogayaa iyo malleeshiyo.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda NISA oo qoraal kasoo saartay howlgalka ayaa intaa ku dartay in halkaasi lagu burburiyay gaadiid dagaal oo ay wateen khawaarijta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-532837 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/WAA-KAN-SXB.png\" alt=\"\" width=\"436\" height=\"597\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/WAA-KAN-SXB.png 436w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/WAA-KAN-SXB-219x300.png 219w\" sizes=\"auto, (max-width: 436px) 100vw, 436px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka hay\u2019adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka ee NISA, ayaa fuliyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay horjoogeyaal iyo Malleeshiyaad firxad ah oo ku sugnaa gobolka Shabeellada dhexe. Howlgalkan oo ka dhacay meel ku dhow tuulada Basra ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu dilay 16 xubnood oo katirsanaa khawaarijta, kuwaas oo isugu jira horjoogayaa iyo malleeshiyo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532834","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532834"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532839,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532834\/revisions\/532839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}