{"id":532825,"date":"2025-03-11T12:10:20","date_gmt":"2025-03-11T09:10:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=532825"},"modified":"2025-03-11T12:12:36","modified_gmt":"2025-03-11T09:12:36","slug":"guddiga-madax-bannaan-ee-doorashooyinka-oo-shahaado-guddoonsiiyay-ururka-midowga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madax-bannaan-ee-doorashooyinka-oo-shahaado-guddoonsiiyay-ururka-midowga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddiga madax bannaan ee doorashooyinka oo shahaado guddoonsiiyay ururka midowga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka \ud835\udc0c\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc28\ud835\udc30\ud835\udc20\ud835\udc1a \ud835\udc12\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc32\ud835\udc1a oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa.<\/p>\n<p>Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, Gudoomiye ku-xigeenka, Mudane \ud835\udc12\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc22\ud835\udc2a \ud835\udc00\ud835\udc1b\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc2b \ud835\udc06\ud835\udc1a\ud835\udc2b\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d iyo qaar ka mid ah Xubnaha GMDQS.<\/p>\n<p>Diiwaanhayaha Guddiga Mudane \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc02\ud835\udc2e\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc2b \ud835\udc00\ud835\udc31\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d Xaydara oo ugu horeyn ka hadlay kulanka ayaa sharaxaad ka bixiyey Ururka Cusub ee \ud835\udc0c\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc28\ud835\udc30\ud835\udc20\ud835\udc1a \ud835\udc12\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc32\ud835\udc1a iyo hab-raacyadii uu soo maray.<\/p>\n<p>Dhanka kale Guddoomiyaha Ururka Midowga Soomaaliya Dr. \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc03\ud835\udc1e\ud835\udc1e\ud835\udc2a \ud835\udc12\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc24\ud835\udc21 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d oo gudoomay shahaadada ayaa Guddiga ku amaanay shaqada wanagsan ee uu u haayo umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo shahaadada Gudoonsiyey ururka ayaa sheegay in Ururka midowga Soomaaliya maanta la gudoonsiiyey shahaadada Rasmiga ah ee Ururnimo, Ururro kalena ay soo dhameystiri doonaan shuruudaha looga baahanyahay oo ay wadada ku soo jiraan. Gudoomiye Cabdikariim ayaa sheegay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod ah si xor iyo Xalaal ahna loogu tartami doona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka \ud835\udc0c\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc28\ud835\udc30\ud835\udc20\ud835\udc1a \ud835\udc12\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc32\ud835\udc1a oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, Gudoomiye ku-xigeenka, Mudane \ud835\udc12\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc22\ud835\udc2a \ud835\udc00\ud835\udc1b\ud835\udc2c\ud835\udc21\ud835\udc22\ud835\udc2b \ud835\udc06\ud835\udc1a\ud835\udc2b\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d iyo qaar ka mid ah Xubnaha GMDQS. Diiwaanhayaha Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":532826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-532825","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=532825"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":532830,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/532825\/revisions\/532830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=532825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=532825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=532825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}